abeesajilfaaley
(m.dh)Abeeso aad u weyn oo bakeylaha, sagaarada iyo ugaarta yaryar liqda. ld abeesojufaaley.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abeesajilfaaley ↴
abeesojufaaley [m.dh]
ld abeesajilfaaley.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg