abhi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof maaggan in uu cid dhibaateeyo ereyo uu ku qaboobo ku dhihid. ld ahbi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abhi

abhin [m.f.dh]
eeg abhi. ld abhis, ahbin, ahbis.

abhis [m.l]
ld abhin.

ahbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld abhi.

ahbin [m.dh]
ld abhin.

ahbis [m.l]
ld abhin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg