abiid
(Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb)ld abad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abiid ↴
abad [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
Markii magacuyaal lahaansho lagu lifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus. “A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis ma imaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.
cabiid [m.l]
(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid¹.
cabiidnimo [m.dh]
Cabiid ahaansho.
cabiidsad [m.l]
ld cabiidsasho.
cabiidsamid [m.f.dh]
eeg cabiidsan.
cabiidsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay, -ami)
Addoon noqosho.
cabiidsasho [m.f.dh]
eeg cabiidso. ld cabiidsad, cabiidsi.
cabiidsi [m.l]
ld cabiidsasho.
cabiidso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof cabiid ka dhigasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg