abkow
(m.l) (-wyo, m.dh)1. Awoowe. 2. Awoowe aabbihiis; abuullan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abkow ↴
abkownimo [m.dh]
Abkow ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg