ablaawe
(m.l) (-wayaal, m.l/dh)1. Qof aan ciddii uu ka soo farcamay la aqoon. 2. Qof aan meher ku dhalan; wacal; garac.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ablaawe ↴
qaablaawe [m.l]
1. Aan qaab lahayn (wax). 2. Q.
ah: qof aan hab wanaagsan u dhaqmin.
tacablaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Qof ma shaqayste ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg