abley
(m.dh) (-eeyo, m.dh)Billaawe weyn oo dhererkiisu yahay qiyaastii soddon sintimitir. ld amley.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abley ↴
saabley [m.dh] (-yo, m.l)
Jirka dadka inta xudunta ka korreysa luquntana ka hoosaysa.
amley [m.dh]
ld abley.
dabley [m.dh]
Dad hub haysta.
gabgableyn [m.f.dh]
eeg gabgablee.
gabley [m.dh]
Nooc shimbiraha ka mid ah; habas.
gableyn [m.f.dh]
eeg gablee.
gableyshimbir [m.dh]
Ciyaar dhaqameed oo qaabka loo dheelo ama dhaqdhaqaaqeeda laga soo minguuriyay shimbirka la yiraahdo gabley.
habhableyn [m.f.dh]
eeg habhablee.
harwaraableyn [m.f.dh]
eeg harwaraablee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg