abraarsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abraarsii ↴
abraarsiin [m.f.dh]
eeg abraarsii.
abraarsiis [m.dh]
ld abraarsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg