abtiris
(m.l)ld abtirin, abtirsiinyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abtiris ↴
abnaq [m.l]
Cilmiga abtiriska.
abtirin [m.f.dh]
eeg abtiri. ld abtiris.
abtirsiinyo [m.dh]
Aqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday isu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi, abtirsiimo, abtirsiino.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg