abtiyow
(m.l)Soo bixidda gabar qaangaartay naasku u soo baxo. Tus. “Naas abtiyow ayaa u soo baxay”.
abtiyow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-obay, -owday)Gabar qaangaartay naas ka soo bixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abtiyow ↴
abti [m.l] (-iyo, m.dh, -iyaal, m.l/dh)
1. Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu walaalkeed u yahay. 2. u.j. abtiyow! 3. u.j. wiilka aan abtiga u ahayow!; gabadha aan abtiga u ahayey.
abtiyoobid [m.f.dh]
eeg abtiyow².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg