abur
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)Xumbo (siiba midda uu soo saaro aworka qooqan). ld ubur.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abur ↴
ubur [m.dh] (-rro, m.dh)
Xumbo adag, oo cad, oo awrka qooqan afkiisa ka timaadda. ld abur. abur
uburi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Awr qooqan, ubur afka ka keenid. ld aburi. aburi
uburin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uburi. ld aburin. uburi, aburin
yahaabur [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Y. ah: qof lixaad weyn.
yahaaburnimo [m.dh]
Yahaabur ahaansho.
abashuqle [m.l]
Guux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. ld aburshuqle.
abashuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Abashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.
abashuqleyn [m.f.dh]
eeg abashuqlee. ld aburshuqlayn.
aburi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Abur yeelasho ama soo saarid (siiba awrka qooqan). ld uburi.
ab [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2. Abkay ma arag: weligay ma arag.
ab [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
A.kay ma arag: weligay ma arag.