abuullan
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Awoowayaal hore oo cidi ka soo farcantay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abuullan ↴
abkow [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Awoowe. 2. Awoowe aabbihiis; abuullan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg