abuuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax la abuuray noqosho.
abuuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la abuuray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abuuran ↴
abuurmid [m.f.dh]
eeg abuuran¹.
abuurnaan [m.f.dh]
eeg abuuran². ld abuurnaansho.
aseendo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Beer weyn oo geed mirood ku abuuranyahay; awno.
iniin [m.dh] (-no, m.l)
Mirta ay dhirtu ka abuuranto. ld iniix.
lin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay; -imi)
Beer abuuran haramo ka jarid.
abuur [m.l]
1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld abuurid.
abuur [m.dh]
Dabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.
abuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg