abuure
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)1. Eebbe. 2. Qof wax abuuraya ama wax beeraya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abuure ↴
alkume [m.l] (-mayaal, m.l/dh)
1. Abuure ah, wax uuma. 2. Iilaah.
amaamude [m.l]
Qof amaamud sameeya; abuure, uume (Ilaah).
khushiye [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Kh. ah: qof qalaase ama fawdo abuure ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg