abuurid
(m.f.dh)

eeg abuur³. ld abuur¹ (2), abuuris, abuuritaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abuurid

yaabi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka yaabi: cid yaab ku abuurid.

uun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
(uumay, uuntay; uumi) Eebbe wax abuurid.

abuur [m.l]
1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld abuurid.

abuuris [m.dh]
ld abuurid; abuur².

abuuritaan [m.l]
ld abuurid.

alkun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
1. Wax aan horee u jirin abuurid. 2. Ka a.: wax kale ka soo saarid.

aloog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Rabsho, dagaal iwm abuurid. 2. Wax kor u qadiid, taagid.

aloos [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Rabsho, dagaal iwm abuurid.

bankarroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cabsi badan cid ku abuurid.

abuur [m.l]
1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld abuurid.

abuur [m.dh]
Dabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.

abuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg