abuuris
(m.dh)

ld abuurid; abuur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abuuris

abuur [m.dh]
Dabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.

abuurid [m.f.dh]
eeg abuur³. ld abuur¹ (2), abuuris, abuuritaan.

beerabuuris [m.dh]
ld beerabuur.

dabiici [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda. 2. D. ah: caadi.

hal-abuuris [m.dh]
ld hal-abuurid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg