abxad
(m.dh) (-do, m.l)Shandad weyn, maqaar ka samaysan oo reer miyigu wax ku gurtaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abxad ↴
gaar [m.l]
1. Xuub ku dahaaran ilmo dhashay. 2. Dhiil, abxad iwm wax korka looga dahaaro. 3. Urun.
gaar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Meel tegid. 2. (f.g) Cid, cid ka horreysa ka daba tegid. 3. (f.g) Jir cananno ku suntid. 4. (f.g) Dhiil, abxad iwm dahaarid. 5. (f.mg) Wax, wax ku filnaansho.
qabxad [m.dh] (-do, m.l)
Naag sharmuuto ah. ld qabxo, qaxbad, qaxbo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg