abyood
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Ku a.: ficil isla weyni iyo xadgudub leh cid kula kicid; gardarreysi qof.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abyood

aabyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg aabyoo. aabyoo

maag [m.l]
1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.

daltabyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg daltabyoo.

kabaabyood [m.f.dh]
eeg kabaabyoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg