acuudu-billeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)Ka a.: wax shartooda Ilaah ka magan gelid. ld cawdu-billeyso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh acuudu-billeyso ↴
acuudu-billaysasho [m.f.dh]
eeg acuudu-billeyso. ld acuudu-billeysad, acuudu-billeysi, cawdu-billeysad.
cawdu-billeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld acuudu-billeyso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg