acyuun
(m.dh)

1. Jaadadka geela mid ka mid ah. 2. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto. ld cayuun¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh acyuun

cayuun [m.dh]
1. Geel gaagaaban oo laga helo deexda. 2. Eegmo dhibaato leh oo dadka qaarkii leeyahay. ld acyuun.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg