adaadun
(m.l)Unkidda xoolo, aqal iwm la unko.
adaadun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-umay, -untay)Xoolo, aqal iwm unkid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adaadun ↴
adaadumid [m.f.dh]
eeg adaadun².
hadaadun [m.l]
1. Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo. 2. ld hadaadumid.
hadaadun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg