adarbiciid
(m.l)

ld adaarbiciid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adarbiciid

adaarbiciid [m.l]
Nagaar aan qodax lahayn oo ka baxa balliyada iyo togagga, wuxuu leeyahay miro kuwa bunka u eg, dhirta dawadana waa ka mid. ld adarbiciid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg