adkaysasho
(m.f.dh)

eeg adkayso. ld adkaysad, adkaysi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adkaysasho

adkaysad [m.l]
ld adkaysasho.

adkaysi [m.l]
1. Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad. 2. ld adkaysasho.

dhulqaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-atay, -adatay)
U dh.: wax u adkaysasho.

madax-adayg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Ka m.: wax samayntooda diidid. 2. Ku m.: wax ku adkaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg