afar-jiho
(m.dh)

(juqr.) Afarta geesood ee muhiimka ah ee kambaska: woqooyi, koonfuri, bari iyo galbeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afar-jiho

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg