afartanaad
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

1. (t.j) Tirada heerka afartanka ku abbaaran. 2. Xilli roob oo toban beri ah oo ka billawda afartamaadka dabshidka. ld afartamaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afartanaad

afartamaad [m.l/dh.t.j]
ld afartanaad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg