afayn
(m.f.dh)

eeg afee. ld afays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afayn

aafayn [m.dh]
eeg aafee. ld aafeyn. aafeyn

naafayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naafee. ld naafid. naafid, naafee

oodafayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodafee.

xagaafayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaafee.

afays [m.l]
ld afayn.

barafayn [m.f.dh]
(jool.) Daboolidda uu meel daboolo, ama hawsha uu ka qabto, baraf goglan, ama barafweyne.

lafayn [m.f.dh]
eeg lafee.

liso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Mindi iwm lisin ku afayn. 2. Xoolo maalid.

looli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Mindi iwm afayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg