afays
(m.l)

ld afayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afays

afayn [m.f.dh]
eeg afee. ld afays.

afaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
Wax af leh noqosho.

afaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax af leh ahaansho.

afaysasho [m.f.dh]
eeg afayso.

afaysmid [m.f.dh]
eeg afaysan¹.

afaysnaan [m.f.dh]
eeg afaysan². ld afaysnaansho.

afaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afaysnaan.

afayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qalab wax lagu gooyo, af u yeelasho.

afbadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax afaysan ahaansho (qalab wax lagu gooyo).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg