afdhabaandhabid
(m.f.dh)eeg afdhabaandhab². ld afdhabaandhab¹, afdhabaandhaw.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afdhabaandhabid ↴
afdhabaandhab [m.l]
1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlaysa loo aammusiiyo. 2. ld afdhabaandhabid.
afdhabaandhaw [m.l]
ld afdhabaandhabid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg