afdhuubyaalayn
(m.f.dh)eeg afdhubyaalee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afdhuubyaalayn ↴
afdhuubyaale [m.l]
Hab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya gafuurkana dhuubaya. ld afdhuubyaalayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg