afduubid
(m.f.dh)

eeg afduub². ld afduub¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afduubid

afduub [m.l]
1. Xoog iyo khasab cid lagu kaxaysto si wax loogu madax furto ama dan gaar ah loogu fushado. 2. Afsaab. 3. ld afduubid.

booji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof madax furasho laga rabo xoog ku kaxayn; afduubid. 2. Gabar guur laga rabo xoog ku kaxayn si loo soo mehersado; dhicid.

xiriirso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax, wax kale ku daba xirasho. 2. Cid afduubid.

afduub [m.l]
1. Xoog iyo khasab cid lagu kaxaysto si wax loogu madax furto ama dan gaar ah loogu fushado. 2. Afsaab. 3. ld afduubid.

afduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xoog ama khasab cid ku kaxaysasho si wax loogu madax furto ama dan gaar ah loogu fushado. 2. Af (dad ama xoolo) wax ugu duubid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg