affuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Aan soommanayn. ld afuran, afursan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh affuran ↴
affurnaan [m.f.dh]
eeg affuran. ld affurnaansho, afurnaan, afurnaansho,afursanaan.
afuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa,-rnayd)
ld affuran.
afursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld affuran.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg