affurid
(m.f.dh)

eeg affur². ld affur¹ (2), afur¹, afurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh affurid

affur [m.l]
1. Cunnada la cuno kolka qorraxdu dhacdo bisha soonqaad. 2. ld affurid.

afur [m.l]
ld affurid.

afurid [m.f.dh]
ld affurid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg