afhayeen
(m.l)ld afhaye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afhayeen ↴
afhaye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
1. Turjubaan; afceliye. 2. Qof ku hadla magaca koox, dad, ummad iwm. ld afhayeen.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg