aflaggaaddee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ddeeyay, -ddeysay)

Hadal aflaggaaddo ah cid u jeedin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aflaggaaddee

aflaggaaddeyn [m.f.dh]
eeg aflaggaaddee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg