ardaadhig
(m.l)

ld ardaaggal¹.

ardaadhig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay; -gtay)

ld ardaaggal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ardaadhig

ardaadhigid [m.dh]
ld ardaaggelid.

ardaaggal [m.l]
1. Marti u noqoshada reer gabar laga doonayo. 2. A. ah: nin reer uu gabar ka doonayo darteed marti ugu ah. ld ardaadhig¹.

ardaaggal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
U a.: nin reer uu gabar ka doonaayo darteed marti ugu noqosho. ld ardaadhig².

ardaaggelid [m.f.dh]
eeg ardaaggal². ld ardaadhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg