argaggixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof argaggax ku ridid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh argaggixi ↴
argaggax [m.l]
1. Naxdin iyo cabsi weyn o qofka degganaanta ka lumisa. 2. ld argaggixid.
argaggixid [m.f.dh]
eeg argaggax². ld argaggax¹ (2).
argaggixin [m.f.dh]
eeg argaggixi. ld argaggixis.
argaggixis [m.l]
ld argaggixin.
argaggixisannimo [m.dh]
Isticmaalid rabash, dil, afduub iyo dhac si loo gaaro ujeeddo siyaasadeed ama si loogu qasbo dawlad in xukunkeedu wax ka beddesho.
argaggixiso [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Dad hubaysan oo argaggax dadka ku rida ama dila. 2. Naxdin iyo cabsi weyn oo qofka degganaanta ka lumisa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg