arradsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax arrad hayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arradsan

arradsanaan [m.f.dh]
eeg arradsan. ld arradsanaansho.

arradsnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arradsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg