arratiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la arratiray ahaansho (qof). ld arrad-tiran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arratiran

arrad-tiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa,-nayd)
ld arratiran.

arratirnaan [m.f.dh]
eeg arratiran. ld arrad-tirnaan, arrad-tirnaansho, arratirnaan-sho.

marashiyeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof haween ah wax arratiran ahaansho. ld marashaysan.

arratir [m.l]
1. Dhar arradka looga baxo. 2. ld arratirid. ld arrad-tir¹.

arratir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U a.: qof arradan arratirsiin. ld arrad-tir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg