arxaan
(m.l.w)eeg arax.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arxaan ↴
farxaan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: qof farxadi hayso.
farxaanad [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Haweeney farxadi hayso.
farxaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld faraxsan.
farxaansanaan [m.dh]
ld faraxsanaan.
farxaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraxsanaan.
xanjaad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan. 2. Lafdhabar xiriir, arxaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg