aryaa
(u.j)(aryaadha) ld waryaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aryaa ↴
aryaadha [u.j.w]
eeg aryaa.
daryaamid [m.dh]
ld dayaamid.
daryaan [m.l]
ld dayaan¹.
daryaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
) ld dayaan².
labadaryaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
ld labadderyaale.
maryaad [m.l]
ld maryaadid.
maryaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Nafley aad u silcid. ld meryaad², miryaad².
maryaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi.
maryaadid [m.f.dh]
eeg maryaad². ld maryaad¹, meryaad¹, meryaadid, miryaad¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg