asaasid
(m.f.dh)eeg asaas². ld aasaasid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaasid ↴
aasaas [m.l]
ld asaas¹. asaasid.
aasaasid [m.dh]
ld asaasid.
basaasid [m.f.dh]
eeg basaas³.
dhis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Aqal, dugsi, iwm samayn. 2. Xubno dowlad cusub magcaabid. 3. Qoys cusub asaasid. 4. Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin. 5. Qof qurxin.
gundhig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax la biirinayo ama la tarminayo intooda ugu horreysa asaasid.
asaas [m.l] (-syo, m.dh)
1. Bilowga wax la samaynayo ama la dhisayo; sal. 2. Marka dhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ah dhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama u taageeraan dhismaha derbiga. 3. Wax walxaha taageera ama xejiya ama mid ay ku aasaasmeen.
asaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax cusub oo la sameynayo bilaabid. ld aasaas².