asmo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Duco gaar ah oo wax lagu habaaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asmo ↴
kaadishir [m.l]
1. Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto. 2. ld kaadishirid.
kaadishir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Fal iyo asmo cid ku akhriyid si kaadidu u qabato.
balaasmoodiya [m.l] (-ayaal, m.l/dh)
(baay.) Qayb ka mid ah borotosowa oo ku dul nool unugyada cascas ee dhiigga iyo unugyada beerka ee dadka.
balaasmoodiyam [m.l] (-yo, m.l/dh)
(baay.) Borotobalaasam isku cufan oo qaabkiisu isbeddelo oo leh bu'o badan oo ay ku wareegsanyihiin xuub balaasma.
casiimo [m.dh]
Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.
kasmo [m.dh]
Awood maskaxeed wax lagu kala garto.
wasmo [m.dh]
Galmo; isutag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg