astaad
(m.l)ld ustaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh astaad ↴
ustaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Macallin; bare. ld astaad.
wastaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Macallinka daaraha dhisa.
wastaadnimo [m.dh]
Wastaad ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg