caafimaadin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg caafimaadi. caafimaadi
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caafimaadin ↴
bogsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax buka caafimaadin.
shaafi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Cid bugtey caafimaadin (Eebbe). 2. Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
caafimaad [m.l]
Cudur iyo jirro la'aan.
caafimaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cudur, jirro iwm ka bogsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg