caafiyo
(m.dh)ld caafiyad. caafiyad
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caafiyo ↴
caafiyad [m.dh]
Xaalad cudur la'aan ee ay nafley ku sugnaato; fayoobi. ld caafiyo. caafiyo
caafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid caafimaad siin (Eebbe).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg