caanaddiiq
(m.l)Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).
caanaddiiq
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-qay, -qday)Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanaddiiq ↴
caanaddiiqid [m.f.dh]
eeg caanaddiiq². ld caanaddiiqis.
caanaddiiqis [m.dh]
ld caanaddiiqid.
caanateel [m.l]
1. ld caanaddiiq 1. 2.C. ah: xoolo lagu dhaqo meel u dhow tuulo ama magaalo si caanahooda loo suuqgeeyo. 3. C. ah: qof dhaqa xoolahaas. 3. ld caanateelid.
caanateel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eeshay)
Meel magaalo ama tuulo u dhow xoolo ku dhaqid si caanahooda loo suuq geysto. ld caanaddiiq².
caanateelid [m.dh]
eeg caanateel². ld caanaddiiqid, caanateel¹ (3), caanateelis.
caanateelley [m.dh]
ld caanaddiiq¹.
caanooley [m.dh]
1. ld caanaddiiq 1. Haweeney caanaha ka ganacsata; (u) dad caanaha ka ganaacsada. 2. ld canaaley. Naasley.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg