caawis
(m.l)ld caawiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caawis ↴
caawiyid [m.f.dh]
eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.
kaarto [m.dh] (-ooyin, m.l)
(juqr.) Khariidad nooc ay doontaba ha ahaatee; amase khariidad loogu talaggalay inay caawiso badmareennada.
caaw [m.l]
ld caw¹.
caaw [m.dh]
ld caw².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg