cabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax sakhraamay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabsan ↴
saajac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-cyo, m.dh)
S. ah: qof dhiiran oo aan cabsan; geesi.
cabsanaan [m.f.dh]
eeg cabsan. ld cabsanaansho.
cabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cabsanaan.
dhako [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-kaday, -katay)
1. Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.
dhiirran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aan cabsanayn ahaansho (nafley).
giig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Ka g.: wax ka dhergid. 2. Ka g.: wax ka joogsasho iyada oo laga cabsanay.
goldaloolo [m.dh]
1. Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo. 2. Iin. ld goldaloosho.
khamraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Ahaansho qof khamri cabsan.