cabso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Ka c.: cabsi dareemid. ld cabsoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabso ↴
tacabsoosar [m.l]
Miraha ka soo baxa hawl la qabtay.
cabsasho [m.f.dh]
eeg cabso. ld cabsad, cabsi, cabsood.
cabsoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld cabso.
cabsood [m.l]
ld cabsasho.
sacabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid. 2. Neef sacab-bada ku maalid.
cab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay/-bbay, -btay; -bbi)
1. Hoore si isdabajoog ah u liqid. 2. Sigaar dhuuqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg