cafi
(m.l)ld cafis.
cafi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)Dembi ama qaan cid gashay u dhaafid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cafi ↴
caafimaadqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Xaalad cafimaad ku sugnaan.
saamax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -mixi)
Wax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.
cafiif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: suubban; san; aamin ah; lillaahi ah; toosan.
cafiifnimo [m.dh]
Cafiif ahaansho.
cafin [m.dh]
ld cafiyid.
cafis [m.l] (-syo, m.dh)
U dhaafidda dembi ama qaan cid gashay. ld cafi¹.
cafiyid [m.f.dh]
eeg cafi². ld cafin.
coosh [m.l]
1. ld cooshad. 2. Cafish.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg