cafin
(m.dh)ld cafiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cafin ↴
saamax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -mixi)
Wax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.
cafiyid [m.f.dh]
eeg cafi². ld cafin.
masaamax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -mixi)
Qof cid dambi ka galey cafin. ld masabaax².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg